Breaking News

qisadani waxa ay ku dhacday wiil soomaaliyeyd o ku nool wadanka kenya gar ahan magaalada Garisa magaciisa ku sheegay ibrahim sharif kana mid ah dhalinta page kan ku xiran. Ibrahim Dhibkan waxa uu ku dhacday tariikhdu markay ahayd bishii 2aad ee sanadkii 2009 soona gadhay bishi 1aad ee sanadka cusub. dhibanahan aya waxa u ka dalbanaya dhalinta pageka ku xiran inay siiyan tallo. Dhacdaduna waxay u dhacday sida tan. Waa malinnimo arbaco ah bishi 2aad e sanadkii 2009 amin galab ah ayan magalada isku soo racnay aniga iyo wiil sxbkey. Ah o layiraahdo c/rizaq magalada markan hawlaheenni kasoo dhameysanay ayuu iyiri sxb. So bax ila mar cid habaryartey ay ledahay kadiba. Wan.ka yeellay oo nimid gurigi uusheegaye cida dad badan ayaa ku nola anu dadna kama garaneyn an ka ahayn sxbkeygi i kenay guriga fatima wa gabar rerka kamid wayna salantay. Oo nasoo dhaweeysay waliba si heer sare ah wan ka qadnay kadib wan iska so baxnay anu war mog ayanba ahaye gabadhu wayba i cashaqday. Oo aragtidii koowaadba ijamattay l ugu danbeyn waxay isodirtay wilki sxbkey aha ee c/rizaq isagana wu ii imaday oo iga war bixiyay xalku su yahay aniga waligeey naag maan shukansan inan jacayl uqadana warkis daa wayo da.deydu waxayba ahayd 16 wan yabay wanku diday lakin argo badan kadib wan aqbalay mar un inan la kulmo haben ayuu i kaxeyay c/rizaq waxu i geyay isla gurigii casArkii anu tageynay albaabka ayaan garaacnay waxA naga furrAy fatima qudheda kadib waxaAn tagnay qolki fadhiga kadib wu iskan baray Oo wuxu yiri ibrahim soo dhawow wa. Tan fatima. Faatima adna abyo waakan wilkii ibrahim ahaa kadib wu naga baxay o isku kAn dhafay ani iyo fatima kadib isoo bandhigtay jacaylkedda diidmo iyo muran ayaan kala hortagay. Lkn waxaan maqli jiray hawenka alla naguma soo jeediyo nalagamakare alla nagama jeediyo nalaguma karee waxbo yanan warka kugu dhereynin fatimma.iyo ani habenkaas waxan ku heshinay xirir jacayl. Inaan bilaawno Kadib xirirkeenii wuxuu socdaba. Wuxu garAy xilli u midba midka kAle laantii hal diqiiqo u moganaan waayo Anako ul iyo dirkeed ah ayaa waxaa imadaay wiil aay qarabo ahayeen fatima. Wilkas oo usheegay in uu uqqaadi doono wadanka ingriska halkaas oo ay ka bilaawi doonto waxbarasho heer jamacadeed way iishegtayruntii aad ayaan ooga naxay ayida qudheda raali kamaaysan ahayn balse ugu danbeyntii waxaan isku afgarannay inaay iska baxdo oo aay ingriska aaddo. Midkayagaba uu dhankiissa kA adkeeyo jacaylka inaga dhexeeyo Waay baxday kadib xiriirkeeni wuxuu ka socon jiray internetka waxaan saas ahannaba waxay igu tiri haben habeenada kamid layn ayaan ku sameyni oo uk ayaan ku keenni oo isku meel ayaan ku nolaneynaa lakin nasiib xumo way suuro gali weysay kadib waxaan ku heshinnay inaan soo tahriibo kadib tahriib ayaan galaywaxa laygu qabtay liibiya halkaas oo an ku xirna mudo dhawr bilood ah oo an ku rafaadday xabsigii anuu waxan sitay baasaboor kenyan ah waxaa laygu soo celiyay dalka kenya. Markaan imaaday Waan raadiyay fatima waan ka wyay dhamaan talefonnadii aan kaxiriri jirnay iyo i cinwankedi o an dhawr msg ureebay kadib bishii kowad e sanadkii 2012 ayaa warqad isoo dhacday una qorneyd sida tan Asc wall ibrahim iga raali noqo wixii dhacAywaxay ahayeen wax qadarnaa calafka ayaa nakala kexeeyay haddan ku khayanay iga raali noqo hada waxan ahay xaas oo markaan ku wayay ayaan iska aroostay Runtii waan qaracmay oo an garan wayay mesha layga jiroy gawadhi darteed aan tahriib ugalay oo xabsi iyo dhibata umaray oo manta iiga baxday waxbo yanan war kugu daalinin ugu danbeyn waan iska samray bishii tobnaad ee isla sanadkii tagayee 2012 Ayaay isoo wacday oo aay igu oysay oo ay qomameysay. Laakin waan ku gacan seeyray kuna iri kuma rawo telkeyga iidda iyo erayo lamid ah lakin hadana waxaay isoo dirtay saaxibey c/rizaaq. oo ogaa dhamaan wixii dhacay wuxuuna iga codsanayaa marlawaad inaan fatima xiriir la bilaawo ee ila taliya gawadhaas xiriirkii lama cusbooneysiyaa maadaama aay. Aay ka qoomameeyneeso khaladkii aay iga gashay ama maadama aaymar i qayaantay bataatan waan iskaxiraa xiriirkeeda https://www.facebook.com/QisooyinJaceyl Premium WordPress Themes DownloadFree Download WordPress ThemesPremium WordPress Themes DownloadDownload Premium WordPress Themes Freefree download udemy paid coursedownload samsung firmwareDownload WordPress Themesfree download udemy course

Sadex Qiso oo Nabigu nnkh ka waramay. Qisada Koowaad:- Nin ka mid ah umadihii hore ayaa waxa uu marayey meel lama dagaan ah (saxare) markaasuu daruuraha ka maqlay cod dhahaya;- Waxaad waraabisaa beerta Hebel. Ninkii wuu yaabay oo waxa uu is waydiiyey codka aad maqashay ma dhabaa mise maaha. Ninkii oo yaaban ayaa daruurtii dhaqaaqday markaasu isaguna u dhaqaaqay dhankii ay daruurtu u jihaysatay. Inyar kadib waxay daruurtii bilowday onkod iyo hilaac waanay da’day. Roobkii ayaa ku ururuar meel waadi ah kadibna biyihii waxay gaadheen meel beera markaasay beertii oo dhan waraabisay. Ninkii oo yaaban ayaa la kulmay ninkii beerta lahaa waxaanu waydiiyey magaciisa waxaanu ku yidhi waa Hebal; waa magicii uu daruurta ka maqlay. Ninkii waxa uu hubsaday in codka uu maqlay ahaa malag, markaasuu waydiiyey waxa beerta kaligii loo waraabiyey. Ninkii beerta lahaa ayaa ku yidhi maadaama aad i waydiisay waan kuu sheegi sababta beertayda loo waraabiyey waxa uu yidhi :- Markaan beerta beero waxa kasoo baxa ayaan u qaybiyaa sadex meelood, Hal meel waxa quuta aniga iyo ubadkayga, qaybta labaadna waan sadaqaysataa (dar ilaahay ayaan u bixiyaa) qaybta sadexaadna beerta ayaan dib ugu celiyaa si ay mar labaad usoo go’do. Karaamadan ninkan ka dhacday ayaa ah inuu u bixiyo xoolihiisa dar ilaahay. Marka koobaad qaybta uu siiyo reerkiisa waa sadaqo, qaybta labaadna dadka saboolka ah ayuu siiya, qaybta sadexaadna waxa uu ku ilaaliyaa sadaqadiisa oo beerta ayuu dib ugu celiyaa. Waxay ka dhigantahay inuu bixiyey dhamaan xoolihiisa oo dhan dar ilaahay, markaasuu Eebana ka muujiyey mucjisadan. Qisada Labaad:- Waqti waqtiyada ka mid ah waxa jiray Nin wanaagsan oo diin leh markaasuu doonay inuu dhul gato kadibna waxa uu utagay nin gadaya dhul markaasuu iibsaday dhulkii oo ka dhistay guri iyo beer. Maalintii danbe isaga oo beertii qodaya ayuu sabaradii ku dhuftay sanduuq dhulka ku aasnaa kadibna sanduuqii ayuu soo saaray waxaanu ka helay kansi dhan oo dahab ah. Ninkii inta uu qaaday kansigii ayuu u geeyay ninkii beerta ka gaday oo ku yidhi kansigan ayaan ka helay beertii aad iga gaday ee qaado adigaa iska leh dabadeedna ninkii beerta iibiyey ayaa yidhi:- Waxaan kaa gaday beerta iyo wixii ku gudo jira ee kansigan adigaa helay oo iska leh. Labadii nin way diideen inay qaataan kansigii kadibna waxay u tageen maxkamada ayagoo ku dacwoonaya in midb midka kale leeyahay adigaa leh kansigan dahabka ah. Qaadigii maxkamada waxa uu ku yidhi ninkii beerta gatay ma leedahay ubad, waxaanu yidhi waxaan leeyhay hal gabadh, ninkii beerta iibiyeyna waxa uu yidhi waxaan leeyahay hal wiil kadibna qaadigii waxa uu ku yidhi ka warama hadii aad isu guurisaan wiilka iyo gabadha oo aad ku bixisaan kansiga dahabka ah, labadii ninba way isku waafaqeen aragtidii qaadiga oo waxay dahabkii ku bixiyeen arooskii labadii. Qisada Sadexaad:- Nin ayaa doonay inuu daynsado lacag kadibna Nin ayuu u tagay uu ku yidhi i daymi Kun Diinaar, Ninkii waxa uu ku yidhi waan ku dayminayaa ee waxaan u baahanahay markhaati, ninkii lacagta daynsaday waxa uu ku yidhi Ilaahay ayaa markhaati inoo ah, hadana waxa uu ku yidhi waxaan u www.gaaldiid.com baahanay kafiil (cid bixisa lacagta hadii lagu waayo) ninkii waxa uu yidhi Ilaahay ayaa inoo kafiila. Ninkii waxa la amaahiyey Kun diinaar waxayna ballameen xilli cayiman inuu usoo celiyo lacagta. Labada nin waxay deganaayeen meel wabi u dhaxeeyo oo loo raaco doon ama maraakib. Maalintii uu laballamay saaxibkii markii la gaadhay ayuu ninkii lacagta daymiyey yimi meeshii ay ku ballameen, balse ninkii kale waxa uu waayey dooni uu soo raaco dabadeedna waxa uu soo qaaday loox waanu qoray oo u sameeyey god kadibna ku riday kiish ay ku jirto kunkii diinaar waxaanu raaciyey harag uu ku qoray; lacagtan waxay ka timid ninka hebel oo waxay ku socotaa hebel -saaxiibkiisii lacagta amaahiyey- kadibna biyihii ayuu ku tuuray Eebana wuu talo saartay. Ninkii kale markuu waayey saaxiibkiis ayuu ka quustay lacagtii oo damcay inuu ku noqodo gurigiisii isagoo niyad jabsan balse waxa uu doonay inuu uruuriyo xaabo si reerkiisu dabka ugu shitaan, isaga oo ururinaya xaabadii ayuu arkay loox kadibna wuu soo qaatay markaasuu jabiyey looxii kadibna waxa uu ka dhex helay kiishkii markaasuu furay waxaanu ku arkay kun diinaar iyo fariin la socota markaasuu akhriyey fariintii mise waa saaxiibkii oo usoo diray lacagtii kunka diinaar kuna wargelinaya inuu doon u

gaaldiid.com

No comments